Logo_farg_en

Föd(d)a i Örebro - Mat i Sverige



Waad ku mahadsantahay xiisaha aad noo muujisay!

Maraka hore waxa aanu ku weydiinaynaa dhowr su´aalood si aad uga qayb qaadato daraasada cilmi baarista cuntada ee "Mat i Sverige".


Waxa aanu kuu ballan qaadaynaa in aanan keydin doonin xogtaada shaqsiga ah adiga oo aan bixin ruqsad ogolaansho.  Su´aalaha aad ka jaaabtay inta aadan bixin ruqsada waa laga tirtiri doonaa kombiyuuterkeena haddii aad go´aansato in aadan ka qayb galin daraasada.